Somaliland oo mar kale xabsiga dhigtay weriye C/maalik Muuse Coldoon

Ciidamada Booliska Somaliland ee magaalada Burco ayaa galabta mar kale xabsiga u taxaabay C/Malik Muuse Coldoon oo ah weriye samafale ah. Booliska ayaa Coldoon ka watay xarun uu ku lahaa magaalada Burco ee gobolka Togdheer, iyadoo baraha bushada lagu baahiyey muuqaalo Muujinaya Coldoon oo Boolisku hareeraha ka socdaan loona sii wado jeelka. Booliska Somaliland kama … Continue reading Somaliland oo mar kale xabsiga dhigtay weriye C/maalik Muuse Coldoon